Sunday, November 29, 2020

Xog xasaasi ah: Shirkii laamaha amaanka oo qorshe halis ah lagu dejiyey

Fahad yaasiin ayaa aad uga wal walay Kulankii xalay Gudd.muudeey iyo Mursal ay la qaatay Mucaaradka, Fahad yaasiin ayaa aad u wal walay kulanka...

Hogaanka NISA oo isku maan dhaafay musharaxa ay soo saarayaan 2021

saraakiil katirsan Hay'ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka soomaaliya ayaa xaqiijiyey in teliska Nabad sugida isku hayo musharaxa madaxweyne ee lasoo saarayo doorashada 2021...

Xog hoose:Teliyaha Hogaanka Dabagalka NISA Gedo lagu wareejiyey

Hardankii u dhaxeeyey DF iyo maamulka Jubaland ee Gobolka Gedo ayaa waji cusub galey kadib markii DF kuwereejisey ciidanka Gedo, Teliyaha Hogaanka Dabagalka Col....

Xog Xasaasi ah:Waa Kuma Teliyaha Cusub ee NISA loo magacaabi rabo

Teliyaha NISA ayaa lasheegey in uu doonayo in uu kamid noqdo Mudanayaasha Baarlamaaka 11aad ee Federalka Soomaaliya si uu ugu tartamo Guddoomiye Kuxigeenka Golaha...

Dhismaha Xukuumada oo lagu dhexqariyey Heshiis Alshabaab

RW Rooble ayaa lasheegey in uu ku dhexqariyey magacaabista Xukuumada arin Xasaasi ah. magacaabista Xuluumada ayaa lasheegey in ay lagu aadiyey xilli Taliyaha Hogaanka Dabagalka...

Olole aan Xamar laga dareemin ayaa Nairobi laga dareemey

Hotelada iyo Goobaha Soomalidu ku badan tahay ee malagaalada Nairobi ayaa laga dareemayaa guux siyaasadeed oo umuuqda mid campaign. Siyaasiin iyo mazuuliyiin kusug magaalada Nairobi...

Kashifaad: Wax ka Ogow Amarrada ladul dhigey RW Rooble intii uu socdey kulankii Habar-Khadiija.

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulamo Xasaasi ah oo kadhacey Xaruunta Habar-khadiija oo fadhiisin u ah Hay'ada NISA, kulankaasi oo u dhaxeeyey...

Madaxweynaha Mareykanka sheegey in uu kabogsoodey china virus

Madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa boggisa Wajiga Furan qoraal kooban uu soo dhigey ugu mahad celiyey Raisul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Saxiibnimada iyo Taageerada...

Faalada 1aad: Socodaalkii Siyaasadeed ee Dowlada MD farmaajo.

Dalku wuxuu u dareerey Doorasho Dadban Taas oo 10kii sano ee lasoo dhaafey noqotey Suno lama Gudbaan ah. Hogaanaamiyaashii Dalka soomaarey Burburkii kadib waxey ku...

FAAHFAAHIN: ALSHABAB OO DAGAAL QARAAR DHAXMARAYA IYO QASAARE KADHSHEY

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi kadhacey. ilo wareedyo...

Dowxa: Teliyaha NISA iyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta oo Gaarey Dalka Qatar.

Wafdi uu hogaaminaayo Teliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka uuna ku weliyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta ayaa gaarey Magaalada Dowxa ee Dalka Qatar. Ilo wareydo...

MILKIILAYAASHA VILLA SOOMAALIYA

wax ka ogow Raga ugu awooda Badan Dowlada MD Farmaajo ee loo yaqaano Milkiilayaasha iyo Reeraha Ay kasoojeedaan. warbixintaan waxaan ku eegi doonaa Shaqsiyaadka Ugu...

Raisul wasaaraha Cusub oo Muqdisho kulamo kabilaabey

Raisul wasaaraha Cusubb ee Soomaaliya ayaa lasheegey in uu bilaabey kulamo gooni gooni ah kuwaas oo ugu gol leeyahay in uu ku kasbado kalsooni...

Awoodaha Qarsoon ee Dowlada MD Farmaajo

wax ka ogow Raga ugu awooda Badan Dowlada MD Farmaajo ee loo yaqaano Milkiilayaasha iyo Reeraha Ay kasoojeedaan. warbixintaan waxaan ku eegi doonaa Shaqsiyaadka Ugu...

Afhayeenka Madaxsha Xisbiyada Qaran oo kulan qarsoodi ah laqaatey Teliya NISA

Afhayeenka madasha xisbiyada Qaran, horena usoo qabtey Safiirkii safaarada Soomaaliya ee Suudaan iyo Agaasime kuxigeenkii madaxtooyada Qaranka ayaa kulan qarsoodi ah laqaatey Teliyaha Nabad...

ENGLISH IN NEWS