Thursday, October 22, 2020

Madaxweynaha Mareykanka sheegey in uu kabogsoodey china virus

Madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa boggisa Wajiga Furan qoraal kooban uu soo dhigey ugu mahad celiyey Raisul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Saxiibnimada iyo Taageerada...

Faalada 1aad: Socodaalkii Siyaasadeed ee Dowlada MD farmaajo.

Dalku wuxuu u dareerey Doorasho Dadban Taas oo 10kii sano ee lasoo dhaafey noqotey Suno lama Gudbaan ah. Hogaanaamiyaashii Dalka soomaarey Burburkii kadib waxey ku...

FAAHFAAHIN: ALSHABAB OO DAGAAL QARAAR DHAXMARAYA IYO QASAARE KADHSHEY

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi kadhacey. ilo wareedyo...

Dowxa: Teliyaha NISA iyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta oo Gaarey Dalka Qatar.

Wafdi uu hogaaminaayo Teliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka uuna ku weliyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta ayaa gaarey Magaalada Dowxa ee Dalka Qatar. Ilo wareydo...

Awoodaha Qarsoon ee Dowlada MD Farmaajo

wax ka ogow Raga ugu awooda Badan Dowlada MD Farmaajo ee loo yaqaano Milkiilayaasha iyo Reeraha Ay kasoojeedaan. warbixintaan waxaan ku eegi doonaa Shaqsiyaadka Ugu...

XOG XASAASI AH: CIIDANKA ILAALADA SHACABKA NISA OO LAHOOS GEEYEY HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA

Ilo xog ogaal ah oo aan ka helnay Saraakiil sarsare oo katirsan Hay'ada NISA ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Ilaalada Shacabka loo yaqaano...

FAAH FAAHIN:ALSHABAAB OO JILIB DAGAAL FOOLKA FOOL AH LAGULA GALEY QASAARANA LAGU GAARSIIYEY

Warar ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo foolka fool ah halkaasi ku dhexe marey...

J/Dhexe: Duqeymo Xooggan oo lagu beegsadey saraakiil Al shabaab ah.

wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in caawa Duqeymo Xooggan dhanka hawada ah lagu qaadey Degmooyinka Bu"aale iyo Salagle.

FAAH FAAHINTA DUQEYN XOOGAN OO KADHACDEY JUBOOYINKA.

war hada soo dhacey ayaa sheegaya in Duqeymo diyaaradeed oo Xoogan kadhaceen Degmooyinka Bu'aale iyo Jamaame oo dhaca Gobalada Jubooyinka.

FAAH FAAHIN QASARAHA WAREER DIYAARADEED OO LOO GEYSTEY ALSHBAAB

Faah faahin kasoo baxeysa duqeymo xoogan oo goordhow kadhcey deegaano hoostaga Gobolada shabeelaha hoose iyo Jubbada dhexe kuwaas oo lala bartilmaameed sanaayey...

JILIB: FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA DUQEYMO LALA BEEGSADEY SHABAAB.

Wararka ka imaanaya Jobooyika ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacey duqeymo diyaaradeed oo ka gedisan kuwii horey loogu uga dhici jirey halkaasi.

WAR DEG DEG AH: FAAH FAAHIN DUQEYMO XOOGAN OO GOORDHOW KA DHACEY J/DHEXE

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in duqeymo xoogan ay ka dhaceen degmooyinka Jilib iyo Bu'aale.

XOG HOOSE: IGAD OO KU GUULEYSATEY IN AY HESHIIS DHEX DHIGTO DF SOMALIA IYO...

Ilo wareedyo kudhow dhow madaxtooyada soomaaliya ayaa sheegaya in sheekh mukhtaar Robow Cali oo kudhowaad 10 bilood u xirnaa dowlada ay hada...

WAR DEG DEG AH: RW KHEYRE OO AWOODIISA HOOS LOO DHIGEY IYO MWNE FARMAAJO...

Iyadoo lagu jiro Xilliyaddii Isbadal-badalka Siyaasadeed iyo Curashada kacdoonada Roobabka, ayna kaabiga inagu soo hayso Doorashadi 2021 ayuu Madaxwayne Farmaajo bilaabay...