Tuesday, October 27, 2020

Dhismaha Xukuumada oo lagu dhexqariyey Heshiis Alshabaab

RW Rooble ayaa lasheegey in uu ku dhexqariyey magacaabista Xukuumada arin Xasaasi ah. magacaabista Xuluumada ayaa lasheegey in ay lagu aadiyey xilli Taliyaha Hogaanka Dabagalka...

Faalada 1aad: Socodaalkii Siyaasadeed ee Dowlada MD farmaajo.

Dalku wuxuu u dareerey Doorasho Dadban Taas oo 10kii sano ee lasoo dhaafey noqotey Suno lama Gudbaan ah. Hogaanaamiyaashii Dalka soomaarey Burburkii kadib waxey ku...

FAAHFAAHIN: ALSHABAB OO DAGAAL QARAAR DHAXMARAYA IYO QASAARE KADHSHEY

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi kadhacey. ilo wareedyo...

Dowxa: Teliyaha NISA iyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta oo Gaarey Dalka Qatar.

Wafdi uu hogaaminaayo Teliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka uuna ku weliyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta ayaa gaarey Magaalada Dowxa ee Dalka Qatar. Ilo wareydo...

Awoodaha Qarsoon ee Dowlada MD Farmaajo

wax ka ogow Raga ugu awooda Badan Dowlada MD Farmaajo ee loo yaqaano Milkiilayaasha iyo Reeraha Ay kasoojeedaan. warbixintaan waxaan ku eegi doonaa Shaqsiyaadka Ugu...

SHAQA NOOCEE AH AYEY QABTAAN HOGAANKA DABA GALKA SIYAASIYIINTA NISA

NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO.shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga...

XOG XASAASI AH: CIIDANKA ILAALADA SHACABKA NISA OO LAHOOS GEEYEY HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA

Ilo xog ogaal ah oo aan ka helnay Saraakiil sarsare oo katirsan Hay'ada NISA ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Ilaalada Shacabka loo yaqaano...

Magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub: Madaxweyne Farmaajo oo iska ilaalinaya laba arrin

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa iska ilaalinaya laba arrin oo cawaaqib siyaasadeed aan wanaagsaneyn ku yeelan kara, haddii uu magacaabo ra’iisul...

Maxaa la gudboon madaxweyne Farmaajo oo muddo bil ah ku magacaabi waayay Ra’iisul Wasaare?

Muddo hal bil ah ayaa laga joogaa markii uu xilkiisa waayay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, walina lama soo...

FAAH FAAHIN:ALSHABAAB OO JILIB DAGAAL FOOLKA FOOL AH LAGULA GALEY QASAARANA LAGU GAARSIIYEY

Warar ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo foolka fool ah halkaasi ku dhexe marey...

WAR DEG DEG AH: AMIIRO ALSHABAAB AH OO DUQEYN LAGU DILEY.

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Duqeymo Diyaaradeed oo kadhacey Deegaano ka kala tirsan Gobolada Baay, Shabeelaha Hoose iyo Degmada Jamaame...

WAR DEG DEG AH: DUQEYMO LAGU KHAARIJIYEY AMIIRO IYO DAGAAL YAHANO KATIRSAN ALSHABAAB.

Duqeymo xoogan ayaa caawa ka kala dhacey degmooyin katirsan Jubooyinka iyo Deegaanka Haway ee dhaca Gobolka shabeelaha Hoose. Degmada...

WAR DEG DEG AH: WEERARKII UGU QASAARAHA BADNAA OO ALSHABAAB CAAWA LOO GEESTEY IYO...

Dukhaymo iyo iska hor imaadyo xoog leh ayaa kadhacey Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe. duleedka Degmada Jilib ayaa ka...

JILIB: FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA DUQEYMO LALA BEEGSADEY SHABAAB.

Wararka ka imaanaya Jobooyika ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacey duqeymo diyaaradeed oo ka gedisan kuwii horey loogu uga dhici jirey halkaasi.

FAAH FAAHIN: DUQEYMO LALA BEEGSADEY XARUUMIHII UGU WEYNAA EE ALSHABAAB.

Waxaa isa soo taraya Qasaaraha ka dhashey weeraro lagu qaadey xaruumihii ugu muhiimsanaa ururka Alshabaab ay Ku lahaayeen Koonfurta Soomaaliya.